Dagaal Ka Qarxay Magaalada Garoowe
"wuxuuna xooggiisa ka socdaa bartamaha magaalada gaar ahaan aagga barlamaanka."
Garoowe (HWN) Dagaal
Culus ayaa ka socda magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland
Dagaalka ayaa bilowday
markii ay soo baxeen warar sheegaya in baarlamaanka uu bilaabay doodda furista
dastuurka, xilli wararka qaar ay sheegayaan in baarlamaanku furay dastuurka.
Dagaalka ayaa la isku
adeegsanayaa hubka culus, wuxuuna xooggiisa ka socdaa bartamaha magaalada gaar
ahaan aagga barlamaanka.
Loading...
Loading...