Waxbaa Qarsoon

0
Wednesday June 26, 2019 - 11:42:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxbaa Qarsoon

    Waar yaadhaheen maxaajira Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waar yaadhaheen maxaajira Keene iyo kordhiye

Keene . Waaryaa kordhiye saaxiib saaxiib waxa la yidhi

Wada hadalkii s/laan iyo soomaaliya ee nayroobi waxa ka baxday

Soomaaliya  bal ii warran saaxiib

Kordhiye . saaxiib mayaanay s / laan ogayn in madaxda soomaaliya

Aanay iman karayn nayroobi sideebaa looga dhaadhici yay

Inay ku shiri karayaan nayroobi saaxiib wax kalaa jira oo qarsoon

Laakiin iskusoo wada duuboo s/laan feedeexad baa arintaasi

U geysatay .

Saaxiib askartu markay dagaal dheer soo maraan meelbaa la fadh-

Iisiyaa wax xilana looma dhiibo innakuna waxaynu ka dhignay

Madaxweyne iyo wasiir daakhili

Markaa ALLA  HAYNOO SAHLO.

GUULEED LIIBAN  SNM 1710@LIVECOM




AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...