Maayar Mooge Oo Ka Sheekeeyay Wakhti Uu Kulmiye Caydhiyay Isaga.
"Burcaa layga yimid oo Ceerigaabaa layga yimid oo Laascaanood baa layga yimid"
Hargaysa (HWN) Maayir
Cabdikariin Axmed Mooge oo hadal ka jeediyay magaalada Burco ayaa ka sheekeeyay
xiligii ololaha doorashadii uu ku soo baxay dhibaato uu kala Kulmay xisbiga
Kulmiye iyo Beesha uu ka soo jeedo.
Maayar Mooge ayaa
sheegay in Beeshiisuna ku tidhi waalagaa horeeyaa xisbiga Kkulmiyana Caydhiyay
"Aniga waad
ogaydeen oo markii qoladii aan ka dhashay yidhaahdeen mid baa kaa horreeyay
qolada KULMIYE oo aan is lahaa iska sharraxna ay i eryeen dadkaygaan Salliga
iska dhex dhigtay oo waatii lay hiiliyay, ummaddan gobonnimadeeda ayay
sheegaysaa... koono kasta oo magaalada Hargeysa ah ayaa layga hiiliyay, Burcaa
layga yimid oo Ceerigaabaa layga yimid oo Laascaanood baa layga yimidā€¯
Loading...
Loading...