Yuusuf Faarax Warsame oo loo dhaariyo xubinimadii uu baneeyay Cabdirisaaq Khaliif oo Hargeysa lagu soo dhaweeyay

0
Thursday June 15, 2023 - 15:04:16 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2984
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yuusuf Faarax Warsame oo loo dhaariyo xubinimadii uu baneeyay Cabdirisaaq Khaliif oo Hargeysa lagu soo dhaweeyay

    Yusuf waxaa uu ka tirsan yahay masuuliyiinta xisbiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Yusuf waxaa uu ka tirsan yahay masuuliyiinta xisbiga




Xildhibaano ka tirsan golaha wakilada iyo masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo Hargeysa ku soo


 dhaweeyay Yusuf Faarax Warsame oo lagu wado in maalmaha soo socda loo dhaariyo xilka xildhibaanimo



 ee golaha wakilada ee uu dhawaan baneeyay Cabdirisaaq Khaliif Axmed gudoomiyihii hore ee golaha

 wakilada Somaliland.

 

Yusuf waxaa uu ka tirsan yahay masuuliyiinta xisbiga Waddani waxaanu ka soo laabtay safar dibadeed.

Loading...
Loading...