Dhakhtarka Sheekh, Agaasimaha Dr. Iyo Isu Duwe Aux/ Weyl, Ibraahim Dhoolayare

0
Wednesday June 26, 2019 - 11:16:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhakhtarka Sheekh, Agaasimaha Dr. Iyo Isu Duwe Aux/ Weyl, Ibraahim Dhoolayare

    Waar la muuqdo,sidani si maaha ee waa dadkiinii ee dedaala,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waar la muuqdo,sidani si maaha ee waa dadkiinii ee dedaala,

mar walba waan soo maraa wax weyn oo la qabtey ma jiraan.

Baahidiina u soo bandhiga dadka u dhashay gudo iiyo dibaba waa hadaad tihiin niman muhaliin u ah shaqada aad heysaan




Gudoomiyaha gobolka Dr.  waa dadkaagii iyo dalkaagii sheekh ilaa laga , dubur, degta, rarabo, suuqsade, bak, gugux, gidheyn, cagaarey, ximan, baadhley, qoyta, gudhacdheer intaas illah baan kugu dhaariyaey ee maxaad u qabatey.

Waxaan kaa sugayaa iyadoo written in aad media u soo badhigti,qaar kale oo badanna waan dhaafay.



Schooladda ,gudoomiye ma dadaal yarin ee waxa loo baahan yahay in la derder geliyo schoolka sare ee sheekh ,oo haddii ay sos ka baxdo anaggaa heyna heydao--waa in loo ogaladda 30 kursi ugu yaraan ,jujuub secodery/federation secondary

please macaliin qualified ah u doon oo xataa lacagta anagaa bixineyna isaga iy suuqsadeba


Biyaha ---ina cidin l iskastoo oo aan la ogolayn in ay si wanaagsan ay u hesho biyo sheekh....biyaha is bedel weyn baa ka dhacay thanks cidin


Waxa soo  kordhay  jaamacadda ha loo  kaco, yarad uu bixiyey  muuse biixi  waxba taremeyso  Guddomiye cidin abu  jahal ka kac  dhulka  ,muuse  waa  mahad  san yahay.


Dp world waa inaad weydiisataan caawimo xaq uguma lihin ee doonation la hor taga with documentation.

Mohd dhiigshiil  (MSD) oo aanu  rafiiq ahayn  30 sanadood  waad  u mahad  naqayaa  wuxuu  bixiyey  100,00 oo dollar,50000 muqadima iyo  50 000 ku  hadhsan,ku  deyda  legendkaas.

Baxsane,....oomar.....????




Gudoomiye ibrahim laba abti ninkee seexday sicisii baa dibi dhalay!!!!!!! hurdada ka kac



Ka dib kolkii aan ku sugnaa degmada sheikh oo aan ka soo jeedo,waxa ii muuqatey waxyaabo badan oo ka dhiman dhinaca horumarka sida caafimaadka, waxbarashada, biyaha, wadooyinka iyo fayo-dhowrka.


waxaan u soo bandhigi lahaa dadweynaha oo ay ugu horeeyaan odeyaasha dhinac kasta ha ahaadeenee.
Marka hore haddii aanay bulshadu isku xirneyn wax horumar ah oo la gaadhayaa ma jirto,sidaasi awgeed waa inaad marka hore isku xirtaan bulshada oo dhinac loo wada jeestaa.Taasi markay dhacdo ayaa lala xisaabtami karaa kuwa aad xilka u dhiibateen ee idiin haya xilkaasi.

1-Khadija xuseen X.Xasan---aayo dadku waa dadkaagii,golis malool waa walaalo
2-Khadar Ibrahim Uurbasiisle
3-Mohd Ahmed Jama
4-Aden ahmed Calas
5-Aideed Kheyre
6-Abdillahi Ali 
7-Osman Abdi Rooble
8-Mohd siciid diiriye
9-Abdi Artan x.Abokor
10-Mohd Faarax Kooshin
11-Ibraahim Omer Qarandi
12-Ibraahim Abdillahi Absiiya
13-Abdillahi ali X Hassan

Masuuliyiintaas aad doorateen ee kor ku xusan maaha -----Dammero gowrac,maaha waxara gowrac waa
ina abdlilaahi absiiya,waa na indha waranle,waa ina xuseen xaaji hassan,waa ina artan,kamay iman koonfur ee waa degaankeenii.

Haddii ay odeyaashu ku controli waayaan

Dr. Xaraaro,Dr. Shiine, Dr. Cajab.......miyaan tirin karayaa waa la idin sugayaa
Macalimiint  Dr. Abdirizak Mohdi Essa,all essa  Family,rashiid xasan  faras,bunayo,qabile........
Qurbo joog dariiqo,qurbo joog dayaxa,saaxil iyo waxtar uga baahaney all somaliland iyo wixii kheyr iyo horumar jecel.



Dr. Abdul Razak Mohd essa
Biology/ Chemistry 1987 lafole
Senior Supply medical officer

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...