Muxuu Yahaya Warka Golaha Wakiilada Somaliland Beeniyay?

0
Wednesday June 14, 2023 - 10:38:55 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1667
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Yahaya Warka Golaha Wakiilada Somaliland Beeniyay?

    Beenin War Been Abuur ah .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beenin War Been Abuur ah .


 


Waxa aanu beeninaynaa Wararka Been Abuurka ah ee laga Faafiyey Xildhibaan Nuur Axmed Dayib oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada JSL isla markaana lagu sheegay in uu iska Casilay Xubinimadii Golaha  Wakiilada Somaliland.

 

Waxaanu Bulshada Somaliland u Cadaynaynaa in Warkaas aanay waxba ka jirin Xildhibaankaasina uu fasax ku maqan yahay .

Ugu Dambayntii waxaanu cid kasta oo Arrimahaas faafinaysa uga digaynaa in ay ka waan toobaan oo bulshada ka daayaan Beenta iyo Wararka waxba kama jiraanka ah .

 

Alla Mahad leh

Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaga ,Tiknoolajiyada iyo Warbaahinta ee Golaha Wakiilada JSL.


Loading...
Loading...