Xubin Dhulbahante Ah Oo Diiday Inay Ku Biirta Baarlamaanka Somaliland
"Ma qaadanayo Gunnimo aan ku bedesho Taariikh xumo"
Hargaysa (HWN) Cabdinaasir
Maxamed Cawil Dhiif Quduf oo ahaa shakhsigii ku xigey booska uu ka tagay gudoomiye C/risaaq Khaliif Axmed isla markaana ahaa sugaha koowaad ee xubinimada booskan ayaa sheegay in
uu san qaadanayn booskii gudoomiye C/risaaq Khaliif Ka tegey Oo uu san u qalmin booskaa gunnimada iyo
damiirxumada .
"Ma qaadanayo Gunnimo
aan ku bedesho Taariikh xumo , Dadkayga , Ubadkayga , iyo Mustaqbalkayga u
dhigo oo aan qaato dhaqaalo yar , ma ihi nin baahan”
Waxaa uu la warqad
sharciyeysan la wadaagay maamulka SSC-Khaatumo iyo Komishinka Doorashooyinka
Somaliland oo maalmahaan la soo xidhiidhayey inuu booskaa xubinimo ee
Baarlamaanka uu soo doonto.
Loading...
Loading...