Wadooyinka Rooga La Daadiyey Qurxinta Bilicda Iyo Nadaafada Degmada Berbera. Qore Dr. Buux Ibraahim
dayan karo ee muu mutaysan in la dhaliilo moyar
cidin moyarka burco waxaad haysataa ishii dhaqaalaha dalka ee xoolaha nool looma baahna dhaliil aan
waxtarayn eek u dayo higsiga waxqabadka berbera tusaale gaadhi lagu ag maydhi karo wadooyinkaas berbera maan
arag taasi waa horumarka laga gaadhay qurxinta iyo bilicda caasimada
berbera waa waxyaabahii I yaabka galiyey
ee aan ku soo arkay berbera
Berbera waaxad mooda dubia yar waxaan runtii marna indhahaygu
ay la yaabeen wadooyinka aad moodo roog
la daadiyey bilicda qurxinta dhirta ku yaala jidadka balbalaadhan ee caasimada
berbera waa mid indhahayga ku
reebay waxqabad yididiilo galiyey halyeyga u kacay deegaanka berbera oo hadh iyo habeen dhex socda degmada uu moyarka ka yahay sidii
uu u qurxin lahaa korna ugu qaadi lahaa bilicda qurxinta nadaafada
degmada berbera
Shacbiga ku nool magaalada berbera runtii waxay aad u hadal hayaan waxqabadka moyarka caasimada berbera uu ka wado Maan aan arag meel la mida oo lagu doorsado dalxiis waxa runtii iIa yaab galiyey anigoo dhex socda waqti galabnimo ah berbera waa caasimada bilicda qurxinta wadooyinka berbera eeaad moodo roog la daadiyey
Maxay ku faani karaan moyarka buco muraad anigoo hargeisa u dhashay labada degmo ee berbera iyo burco waan tagay runtii wali maan arag mayar sidaas oo kale ugu shaqeeyey caasimadii uu xukumaayey ee berbera waxaa aad iiso jiitay dhirta laga beeray wadooyinka berbera hareerahooda taalooyinka aadka u quruxbadan ee lagu qurxiyey wadooyinka berbera marna kumaan arag caasimada hargeisa iska daayo burco hal wado oo 3km ah oo berbera laga hirgaliyey marna kumaan arag ee waxaan u hambalyeynayaa moyar cabdi shakuur cidin runtii waxqabadka uu ka hir galiyey degmadii uu moyarka ka ahaa
berbera ayaan waxaan arkay moyar dhex socda oo staff
Qaranku waa in mar labaad lagu maamusa bilad sharaf heer qaran ah moyar cidin ilaahay ha garab galo madaxwayne muse bixi cabdi waxaan leeyahay moyar cidin shahaadada waxa uu ku mutaystay daacadnimo dedaal shaqo waa in bilad sharaf heer qaran ah lagu maamuusa
[email protected] dr buux ibraahim aden nouh
fariin caafimaad
0634130821
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!