Booliska Puntland oo Bur buriyay Warshad lagu sameeyo Khamriga

0
Tuesday June 13, 2023 - 09:32:47 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 576
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Puntland oo Bur buriyay Warshad lagu sameeyo Khamriga

    Muddooyinkii dambe degano ka tirsan Puntlaand waxa ka jiray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muddooyinkii dambe degano ka tirsan Puntlaand waxa ka jiray



Taliyaha Saldhiga Bartamaha Bosaso dhamme Cabdilaahi Faras iyo ciidamo uu hogaaminayay ayaa Xalay sameeyay Howlgalo ka dhan ah Maandooriyaha waxaana inta ay howlgaladu socday lagu burburiyay Warshad khamriga lagu sameeynayay oo ku taalay mid ka mid ah xaafadaha Bosaso.


 

Qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Booliska Puntland ayaa lagu yiri’.



 

” Taliyaha Saldhiga Bartamaha Bosaso dhamme Cabdilaahi Faras iyo ciidamo uu hogaaminayay ayaa Xalay sameeyay Howlgalo ka dhan ah Maandooriyaha waxaana inta ay howlgaladu socday lagu burburiyay Warshad khamriga lagu sameeynayay oo ku taalay mid ka mid ah xaafadaha Bosaso ” ayaa lagu yiri qoraalka .


 

Muddooyinkii dambe degano ka tirsan Puntlaand waxa ka jiray Hawkgalo lagula daagaalamayay dadka ka ganacsada Maandooriyaha iyo kuwa Isticmaala.

Loading...
Loading...