Weerane muxu Ku qoray Maxamed Baruud Cali
WEERANE:
Waqti loo baahna in caqligu adeego lagna Fai'idayso dacdooyinkiin hore iyo maanta wixii loo halgma dad badani is weydiinayan
Weerane iyo ka warankii sooyaal naftiisa ee u soo joogay Qoraa Maxamed Baruud Cali wa nin Ku suntan u halganka xuquuqda iyo cadaalada , leh milge muuno ,aqoon Eebbe Ku manaystay,kolay dad farabadan aya ka fiigi Kan falcelin doono,maan waad raali galin karro cida kasta,runtu se Fanto maaha.
Waxa uu wax ka qoray, sida hooyadeed ugu umshay geed hoostiis oo utun iyo dhiig hora ugu dhacday(magac weerane)halkaas ayuu ka qaatay, oo ay ku dagaalameen qabaa’il dilka iyo dhac iyo geel la kala qaada ay u ahayd dhaqan iyo bar tilmaamadka raganimada . colaaduna tahay mid aan aan damin, halgankii uu u soo maray nolosha bilà naxariista hooyada, oo uu ku soo barbaaray qaraabo iyo dugsi hoy, sida uu u guulaystay oo uu ugu guulaystay waxbarashadiisa. ciyaartoyga noqday xidiga ciyaarha jiilkiisa, khibrad shaqo.
Qaybta labaad: Xadhigiisii, jid-dilkii iyo af-duubkii uu gurigiisa isaga oo aroos kuna jira (honeymoon),jeelkii,maxkamadii badbaadadda ,xukun qarqoshkii laguna xukumay dil
Qeybta dambe lasoco:
Xilkii loo igmaday,Cigal dagaalkii sokeeye iyo Jaamac yare ,Riyaale,Ahmed ,Muse ..waayo aragnimo iyo isaga oo leh waxaan ahaa goob-joogo dhacado kasta.
Qoraagu wuxu tibaaxay in ujeedda buuggan iyo xusuus reebkan uu yahay in aanay dib dhicin,Xadhig bilaa sharci ah,Xasuuq iyo gabood-fal sharciga iyo xuquuqal insaanka,cabudhiska, Cadaalada darro, Saxaabadda ,fikirka iyo Rai'iyga muwaadinka, laakin UU arko sifo faalladaaddii.
Caqliga isticmaal iska ilaali caadifad ,qof iyo Qabiil jaclaysiga kana fai'iidayso taariikh iyo dhacdooyin dhab ah.
Tusan
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!