"Somaliland Wax Siikala Socda Mooyee Wax Isku Soo Socdaa Majiro" Siyaasi Cali Guray.
"Marka aynu og nahay xaaladda Bariga Somaliland, Khilaafkii doorashaduna inoo hadhsan yahay."
Hargaysa (HWN) Siyaasi
Cali Guray ayaa sheegay in Somaliland wax siikala socda mooyee aanay jiran wax
isku soo socdaa.
"Marka aynu og
nahay xaaladda Bariga Somaliland, Khilaafkii doorashaduna inoo hadhsan yahay. Somaliland
malaha wax sii kala socda mooyee wax isu soo socdaaba ma jiro. " Siyaasi
Cali Guray .
Hadalka siyaasi Cali
Guray ayaa ku soo beegmaya xili maalintii shalay ahaa uu iscasilay gudoomiyihii
golaha wakiilada, isaga oo sheegay in uu ladareenyahay dadkiisa SSC.
Sidoo kale Dhawan ayuu
goostay mid kamid ah taliyayaasha ciidamada milatariga Somaliland, kaasi oo
isna ugoostay dhanka SSC, dhalasho ahaana ka soo jeeday Gobolka Sool.
Loading...
Loading...