Salaadiinta Beesha Gabooye Oo Sheegay In Aqoonsiga Somaliland Ku Xidhanyahay Daami.

0
Monday June 12, 2023 - 13:15:11 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 675
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Salaadiinta Beesha Gabooye Oo Sheegay In Aqoonsiga Somaliland Ku Xidhanyahay Daami.

    "Arintan ayaa kusoo beegmaysa xili uu xalay is-casilay guddoomiyihii gollaha wakiilada Somaliland,"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Arintan ayaa kusoo beegmaysa xili uu xalay is-casilay guddoomiyihii gollaha wakiilada Somaliland,"



Hargaysa (HWN) Boqor Ahmed Iimaan Warsame iyo Suldaan Daakir Xassan ayaa u sheegay mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland inay xildhibaan Barkhad Batuun ku daraan shir- cusub ee golahaas.

 

Madaxdhaqameedkan ayaa intaasi ku daray in aqoonsiga Somaliland aanu manta ku xidhnayn Sool ee uu ku xidhanyahay Daami.

 

Arintan ayaa kusoo beegmaysa xili uu xalay is-casilay guddoomiyihii gollaha wakiilada Somaliland, si weyna loo dareemayo loolanka loogu jiro shir-guddoonka golahaas.

 

Golaha ayaana ubalamay todobaadka dambe doorasho Gudoomiyaha golaha Wakiilada.


Loading...
Loading...