"Waa In Goluhu Talaabo Ka Qaado Muuse Biixi & Gud. Maxkamada Sare"

0
Wednesday June 07, 2023 - 10:56:59 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1328
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    "Waa In Goluhu Talaabo Ka Qaado Muuse Biixi & Gud. Maxkamada Sare"

    "iyadoo loo maraayo dastuurka iyo xeerarka dalka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"iyadoo loo maraayo dastuurka iyo xeerarka dalka"



Hargaysa (HWN) Xildhibaan Jamaal Cali Aadan ayaa usoo jeediyay golaha wakiilada inay talaabo ka qaadaan Madaxwayne Muuse Biixi iyo sidoo kale gudoomiyaha maxkamada sare.

 

"Waxaan soo jeedinayaa in uu goluhu talaabo ka qaado Madaxwaynaha iyo Guddoomiyaha maxkamada labadaba iyadoo loo maraayo dastuurka iyo xeerarka dalka."Xildhibaan Jamaal Cali Aadan.

 

Hadalkan xildhibaanka ayaa yimid kadib markii shalay maxkamada sare  gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif uqabatay in uu muddo todoba cisho ah kaga soo jawaabo dacwad xeer ilaaliyaha guud ku soo oogay.


Loading...
Loading...