Enceladus Waa dayax ka midda dayaxyadda uu leeyahay meerahe Saturn
telescope -ka James Webb ayaa todobbadkan daaha Ka qaadday in dayaxan uu leeyahay Ummi biyo ah oo aad uu wayn biyahan oo Ka iminaya cirifka koonfureedd
Biyahan oo masaafo ahan fidsan qiyaasti Magaaladda Los Angeles ilaa Magaaladda Caasimadda uu ah Dalka Argentina ee Buenos Aires
Biyahan ayaa burqanya 79 gallon ilbriqsigba Wana biyo buuxin kara barkadda dabasha Ee Olympiceedda labo cisho gudaheed halaka ay Ka qaddato caadi ahan labo usbuuc in la buuxiyo
iminka saynis yahanadu waxay leeyihiin haddi nolol kale Ka jiri lahayd meel Ka baxasan dhulkeena ama hadda Ka jirto dayaxan ayay Ka jiri lahyd ama hadda Ka jirta!
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!


0 





