Golaha Wakiilada SLAND Oo Kooram La'aan Ufurmi Waayay Saaka

0
Saturday June 03, 2023 - 11:46:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 518
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada SLAND Oo Kooram La'aan Ufurmi Waayay Saaka

    "Fadhiyada golaha wakiiladda ayaa maalmihi y danbeeyay u buuxsamila'aa koram la'aan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Fadhiyada golaha wakiiladda ayaa maalmihi y danbeeyay u buuxsamila'aa koram la'aan"



 

Hargaysa (HWN) Fadhigii saaka ee golaha wakiilladda Somaliland ayaa kooram la’aan ubaaqday, kadib markii koramka golahaasi buuxsami waayay.

 

Koramka golaha ayaa sida qaalibka ah ku buuxsama, 42 mudane oo ka mida 82 xildhibaan ee golahaasi ka kooban yahay.

 

Fadhiyada golaha wakiiladda ayaa maalmihi y danbeeyay u buuxsamila'aa koram la'aan.

 

Xildhibaan Cabdikariim Meecaad oo xarunta golaha warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay  in fasaxa mudaneyaasha oo aan isu dheelitrinayn ay qayb ka tahay koram la'aanta golaha.


Loading...
Loading...