Bushaaro Baande Oo Saaka La Horgeeyay Maxkamada

0
Saturday June 03, 2023 - 09:22:23 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1864
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bushaaro Baande Oo Saaka La Horgeeyay Maxkamada

    "Xukuumada Muuse Biixi ayaa noqonaysa xukuumadii ugu xadhiga badnayd"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xukuumada Muuse Biixi ayaa noqonaysa xukuumadii ugu xadhiga badnayd"


 

 


Hargaysa (HWN) Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa 7 Maalmood oo Xabsi ku sii hayn ah u jartay Suxufiyad  Bushaaro Baanday waa markii labaad oo loo jaro Rumaan.

 

Bushaaro Baande ayaa sidoo kale wararku sheegayaan in xaaladeeda caafimaad ayna wanaagsanayn ayna jiraan nabaru jidhkeeda kuyaal.

 

Xukuumada Muuse Biixi ayaa noqonaysa xukuumadii ugu xadhiga badnayd iyadoo xabsiga utaxaabtay saxafiyiin badan iyo dadka rayigooga ku cabira baraha Bulshada.


Loading...
Loading...