Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka talefonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga

0
Thursday June 01, 2023 - 09:47:48 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka talefonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga

    Labada Madaxweyne ayaa hoosta ka xariiqay ahmiyadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labada Madaxweyne ayaa hoosta ka xariiqay ahmiyadda


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan ayaa ugu hambalyeeyey guushii taariikhiga ah ee uu ka gaaray doorashadii ka qabsoomtay dalka Turkiga.


 

Labada Madaxweyne ayaa hoosta ka xariiqay ahmiyadda xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii loo sii dardargelin lahaa iskaashiyadii hore uga dhaxeeyay labada dal.



 

Dowladda Turkiga ayaa waxaa uu kamid yahay dalalka taageera Soomaaliya, waxaana uu siweyn uga caawiyaa tababarida Ciidamada iyo la dagaalanka Cadowga

Loading...
Loading...