Dad Alloow Ku Dayashada,Dawlad Waad Ku Noqota,Doorashada Puntland Daya.

0
Wednesday May 31, 2023 - 10:09:45 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Alloow Ku Dayashada,Dawlad Waad Ku Noqota,Doorashada Puntland Daya.

    Bismilahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismilahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],



Tu khaas ahna bahda H/W iyo akhristayaasha.


Dawladnimay Ku Gaadhen,Puntland Dabagalkeeni,

 

Doorashada Qofiyo Codi,Waa Ku Dayashadeenii,



 

Durba Ma U Dareereen,Doorashooyinkii Bariga,

 

Garowe Wayse Diideen,Dib Waxay Ka Noqotaba,


 

Dawlada Gobaladii Kale Iyo,Xamarna Daba Gale,

 

Dariqodi Raaco Distoorki Qora,Dilo Burburiyoo,


 

Diide Dawlad Fedaraal,Foor Bointi Faafkii 4.5kii,


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...