Hogaamiyaha TPLF Oo War Cusub Soo Saaray.

0
Tuesday May 30, 2023 - 17:40:58 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyaha TPLF Oo War Cusub Soo Saaray.

    "Debretsion ayaa ku nuuxnuuxsaday in ay qasab tahay in shacabka Tigray ay hogaamiyaan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Debretsion ayaa ku nuuxnuuxsaday in ay qasab tahay in shacabka Tigray ay hogaamiyaan"


 


Hogaamiyiha jabhadii hore ee Ethiopia, Tigray People’s Liberation Front (TPLF), Debretsion Gebremichael, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo qabto doorasho ka dhacdo gobolka Tigray.

 

Waxa uu sheegay in maamulka ku meel gaarka ah uu maamuli karo oo kaliya inta u dhaxaysa lix bilood ilaa sanad, iyadoo la raacayo heshiiskii lagu galay Pretoria ee dalka Koonfur Afrika, sida uu ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook Isniintii.

 

Debretsion ayaa ku nuuxnuuxsaday in ay qasab tahay in shacabka Tigray ay hogaamiyaan madax ay iyagu doortaan.

 

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka ku meel gaarka ah oo ku aadan hadalka gudoomiyaha TPLF.


Loading...
Loading...