Dhinacyada Iskuhaya Suudan Oo Heshiis Kale Gaadhay

0
Tuesday May 30, 2023 - 08:40:14 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 630
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhinacyada Iskuhaya Suudan Oo Heshiis Kale Gaadhay

    "Iyadoo militariga Sudan iyo kooxda ka soo horjeeda ee RSF, ay ballan qaadeen inay joojinayaan weerarrada"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Iyadoo militariga Sudan iyo kooxda ka soo horjeeda ee RSF, ay ballan qaadeen inay joojinayaan weerarrada"

 


Dhinacyada ku dagaallamaya Suudaan ayaa ku heshiiyey in xabbad joojinta hadda lagu kordhiyo shan maalmood oo dheeraad ah, ka dib markii ay dhexdhexaadiyeen Maraykanka iyo Sacuudi Carabiya.

 

Iyadoo militariga Sudan iyo kooxda ka soo horjeeda ee RSF, ay ballan qaadeen inay joojinayaan weerarrada cirka, madaafiicda iyo dagaallada waddooyinka, midkoodna si buuxda uguma hoggaansamin xabbad joojinta hore ee todobada maalmood aheyd.

 

 


Loading...
Loading...