KULMIYE Oo Isku Khilaafsan Cida Ay Ka Dhigayaan Musharaxa Madaxwayne.

0
Monday May 29, 2023 - 09:16:11 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1531
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    KULMIYE Oo Isku Khilaafsan Cida Ay Ka Dhigayaan Musharaxa Madaxwayne.

    "Khilaafkan ku saabsan musharaxa madaxwayne ee Xisbiga Kulmiye ee ka soo yeedhay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Khilaafkan ku saabsan musharaxa madaxwayne ee Xisbiga Kulmiye ee ka soo yeedhay"



Hargaysa (HWN) Masuuliyiin ka tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye ayuu ka soo yeedhay khilaaf kusaabsan musharaxa madaxwayne ee xisbiga Kulmiye cida uu noqonayo.

 

Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyigelinta Xisbiga Kulmiye Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa sheegay in musharaxa madaxwayne ee Xisbiga KULMIYE yaham Muuse Biixi Cabi.

 

Halka Xildhibaan Hore Cabdiraxmaan Dheere oo ka tirsan Guddiga Fulinta iyo Golaha Dhaxe ee Xisbiga Kulmiye isaguna  uu sheegay in Musharaxa Madaxweyne Xisbiga Kulmiye ay ka dhigayaan Maayir Cabdikariin Axmed Mooge.

 

Khilaafkan ku saabsan musharaxa  madaxwayne ee Xisbiga Kulmiye ee ka soo yeedhay masuuliyiinta kulmiye weli kamay hadal masuuliyiinta ugu sareeya xisbiga Kulmiye.


Loading...
Loading...