Habargidir Habaarba Ku Dhacay, Aan Habeen Dhixin, Halyeyadoodi Goortaycuneen, Hilifka Loo Qaadye
1-HABARGIDIR HABAARBA KU DHACAY,AAN HABEEN DHIXIN,
HALYEYADOODI GOORTAY CUNEEN,HILIFKA LOO QAADYE,
HAAD BAY NOQOTAY GORAYO,HAWIYE HELE ABAALKOODE,
HURDADUU KA SOO BOODAYAA,HANADKI CAYDIIDE.
2-HUQDII INA GABAYRAA HESHEEN,HIILNA MUU HELINE,
IDINKOO HAYIIG IYO MAYIIGAAN HADDANA,HAYBIN GUUL HELA,
HOGAANSHAHA IDIIN SOO KACAA,HANAQA GOYSAANE,
HAYB WALIBA HOYGAY LAHAYD,HAWL YARAAN DEGE.
3-HADATEELIN XAAFBA HADDEER,HELAY MAREEXAANE,
HUBKII IYO RASAAS LAGA BAXYO,HAATAN LAGA GUUR,
HANTI IYO ADUUNBA GALMUDUG,LOO HAKAABSADAY,
WAANA HAYSATAAN MAAL,HADDAA HURI LAHAYDEEN.
4-HURDADAA KU JIRA WAA HADHEEN,OO AAD HAYIRANTEENE,
QAYBDIID HABKII LOO GALAAN,CIDI HALMAAMAYNE,
HOHEEY INA SHAKUUR WIXII HELAAN,HOODI LAYS ODHANE,
ISHABEEYA TOOSO MARUUN,GOOSTA HILIBKIINA.
ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!