Xildhibaan Dhaliilo Ujeediyay Wakaalada Biyaha Hargaysa

0
Sunday May 28, 2023 - 12:06:31 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 557
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Dhaliilo Ujeediyay Wakaalada Biyaha Hargaysa

    "Hargeysa kuwii lacagaha lagaga qaaday biyo galinta iyo biyaad helaysaan ayaa wali biyo la'a"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hargeysa kuwii lacagaha lagaga qaaday biyo galinta iyo biyaad helaysaan ayaa wali biyo la'a"



Hargaysa (HWN) Xildhibaan Cabdiraxmaan Qawdhan oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in biyo galinta Caasimada Hargaysi ubaahantahay dad udaacad sameeya.

 

"Biyo galinta caasimadda Hargaysa waxay u baahan tahay cid bulshadda magaaladda ku wada nool u cadaalad samaysay, wakaaladii biyaha Hargaysa sidii wasaaraddii maaliyadda ee wado marista qaadaysay ayay iyana biyo maris qaadaysaa.

 

Hargeysa kuwii lacagaha lagaga qaaday biyo galinta iyo biyaad helaysaan ayaa wali biyo la'a'"Xildhibaan Cabdiraxmaan Qawdhan oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland.

 

Caasimada Hargaysa ayaa sanadihii ugu dambeeyay waxa markasta shacabka loo sheegayay inay dhawaan biyo kufilan helayaan balse weli Hargaysi biyo ku filan oo nadiifa may helin


Loading...
Loading...