Guddida caalamiga Suxufiyiinta, oo ugu baaqay Xukuumadda Somaliland in ay si deg deg ah oo shuruud la'aan ah u sii dayso Suxufiyad Bishaaro Baanday

0
Thursday May 25, 2023 - 11:36:00 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 964
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida caalamiga Suxufiyiinta, oo ugu baaqay Xukuumadda Somaliland in ay si deg deg ah oo shuruud la'aan ah u sii dayso Suxufiyad Bishaaro Baanday

    Qoraal ay guddidani soo saartay, ayaa waxa ay ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal ay guddidani soo saartay, ayaa waxa ay ku




Guddida caalamiga Suxufiyiinta, ayaa ugu baaqay Xukuumadda Somaliland in ay si deg deg ah oo shuruud la’aan ah oo aan dib u dhac lahayn u sii daayaan Suxufiyad Bishaaro Baanday oo ku xidhan magaalada Hargeysa.


 

Qoraal ay guddidani soo saartay, ayaa waxa ay ku sheegeen in xoriyadeeda loo soo celiyo Weriye Bushaaro Baanday, oo ay sheegeen in markii la qabanayey ay Boolisku dhaawacyo gaadhsiiyeen.



 

wakiilka CPJ ee Afrikada Saxaraha ka hooseeya, Muthoki Mumo. "Lahaanshaha fikrad diidmo ama dhaleeceyn waa inaan weriye kasta loo gelin xabsiga.


 

Xukuumaduhu waa inay dhiirigeliyaan aragti kala duwanaanta, halkii ay cabudhin lahaayeen aragtiyaha kala duwan ee bulshada dhexdeeda.” Ayey tidhi Muthoki Mumo oo ah Wakiilka CPJ ee Afrika

Loading...
Loading...