Intan ka ogow 7 urur ee ku tartamaya doorashada golaha deegaanak ee Puntlandda

0
Thursday May 25, 2023 - 08:50:50 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1089
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Intan ka ogow 7 urur ee ku tartamaya doorashada golaha deegaanak ee Puntlandda

    Waxay u badan tahay oo la isku raacsan yahay in doorashadu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay u badan tahay oo la isku raacsan yahay in doorashadu

No description available.

Doorashada qof iyo cod ee golaha deegaanka ee Puntland waxaa ku tartamaya toddobo urur siyaasadeed. Laakiin saddexda urur ee kuraasta ugu badan ka hela doorashada ayaa loo aqoonsan doonaa xisbiyo siyaasadeed oo rasmi ah. Toddobada Urur ee tartamaya waxay kala yihiin



 

1. Mustaqbal – waxaa guddomnmiye u ah Maxamed Ismaaciil Siibad oo ka tirsan baarlamaanka Puntland.


 

2. Mideeye – waxaa guddoomiye u ah Daahir Xaaji Khaliif, waxaana siyaasiyiinta ku jira ururkan ka mid ah Jen. Asad Cismaan Diyaano.


 

3. Kaah – Waxaa guddoomiye u ah madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.


 

4. Sincad – waxaa guddomiye u ah Maxamuud Khaliif Jabiye oo 2019 u tartamay madaxtinimada Puntland.


 

5. Runcad – Waxaa guddoomiye u ah Cismaan Gamuure.


 

6. Ifiye – waxaa guddoomiye u ah Maxamed Cabdulqaadir


 

7. Shaqaalaha – waxaa guddoomiye u ah Cabdirashiid Sheekh Maxamuud.


 

Waxay u badan tahay oo la isku raacsan yahay in doorashadu dhici doonto, laakinse ma cadda in xarunta loogu tala tirinta codadka ee Garowe ay shaqayn doonto maadaama khilaafka taagan uu keenay in aan degmada Garowe lagu qaban doorasho.

Loading...
Loading...