Xukuumada Somaliland Oo Amar Xayiraad Ah Ku Soo Rogtay Telefishanka Soomaaliya

0
Tuesday June 25, 2019 - 12:08:00 in News by
  • Visits: 2633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Amar Xayiraad Ah Ku Soo Rogtay Telefishanka Soomaaliya

    Xukuumada Somaliland Oo Amar Xayiraad Ah Ku Soo Rogtay Telefishanka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Amar Xayiraad Ah Ku Soo Rogtay Telefishanka Soomaaliya

 

 


Hargeysa(HWN):-Xukuumada somaliland ayaa shaacisay amar xayiraad ah oo ay ku soo rogtay telefishanka qaranka soomaaliya.


Amar ka soo baxay wasiirka warfaafinta somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa lagu amray shirkadaha kireeya Risiifarada ay dadweynuhu isticmaalaan inay ka saaraan labada telefishan ee ay xukuumada hore u xayirtay ee Eryal iyo Horyaal24tv.

Image result for telefishinka qaranka soomaaliya


Sidoo kale amarka uu bixiyey wasiirka warfaafinta somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayuu ku war geliyey shirkadaha iska leh risiifaradaasi inay ka saaraan telefishanka soomaaliya oo ka mid ah kuwa laga daawan karo.


Amarka wasiirka wasiirka warfaafinta ayaa ku soo beegmaya iyada oo haatan ay mar kale soomaaliya ka baxday wada hadal ay magaalada Nairobi ku yeelan lahaayeen xukuumada somaliland taas oo aan haba yaraatee shaacin sababaha keenay inay ka baxdo wada hadalkaasi.

Loading...
Loading...