Xishoodkii Xagguu Tegay,Xeerarkena Kuma Jirin,Haween Layska Xidhaya.

0
Wednesday May 24, 2023 - 11:02:30 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 549
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xishoodkii Xagguu Tegay,Xeerarkena Kuma Jirin,Haween Layska Xidhaya.

    Bismillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],




Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

 

Xukumadii Siyaad Iyo,Xeerqarqooshka Jooja.


 

Xaasas Iyo Haween Iyo,Xawaleey Dhamaysoo,

 

Xayahii Wedin Xorten,Xashiishba Dhexjiiftan,



 

Xurmadiyo Xaqdhwrki,Xurgufta Ka Jeceshiin,

 

Xoog Yaw Adeegsada,Hawaleey Haweenoon,


 

Xurmo Idinka Mudanon,Xumo Aan Samayno,

 

Xabsi Side Ugu Quudhan,Xuracayn La Moodi,


 

Xabaal Qodaha Dhidarki.Xinjira U Dhadhacay,

 

Xaaladiinu Weeyaane,Xantoobsada Xumo Idil,


 

Xakamahaydin Furaten,Xeeryan Cid Loo Dhigan.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...