"Dalka Meel Aan Qiiqayn Majirto" Gud. Saleebaan.

0
Tuesday May 23, 2023 - 11:39:17 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    "Dalka Meel Aan Qiiqayn Majirto" Gud. Saleebaan.

    "meel walba fooda la is'haysta oo dalka oo dhanba qiiqaya"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"meel walba fooda la is'haysta oo dalka oo dhanba qiiqaya"

 



Hargaysa (HWN) Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in  dalku galay xaalad aan  caga badan ku taagnayn oo hubanti  la'aan ah.

 

Wuxuu xusay in guud ahaan waddanku qiiqayo, oo meelkasta nabadgelyo la'aani  jirto, oo xaaladaha colaadeed ee waddanka ka jira qaarkood xal loo laayahay.

 

Waxaanu yidhi."Boramay ka taagan tahay, oo Saaxilbay ka taagan tahay, Soolba ka tagaan tahay, oo Sanaagba ka taagan tahay, dalka meel aan qiiqatni majiro, hadda lagu maqan yahay oo Guurtidii ku maqan tahay, kuwa dhibtoodii ilaa hadda xal loo laayahay, meel walba fooda la is'haysta oo dalka oo dhanba qiiqaya xaalad nabadgelyo-darro ayaa  jirta". Sidaasina waxa uu gudoomiyuhu ka sheegay fadhi saaka ay yeesheen Golaha Guuritda Somaliland



Loading...
Loading...