Kuma siin karo talooyin Ka wanaagsan kuwaan.

0
Tuesday May 23, 2023 - 11:04:15 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kuma siin karo talooyin Ka wanaagsan kuwaan.

    Dadku Waan hantiye baro. Waana halaag'e iska illaali.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadku Waan hantiye baro. Waana halaag'e iska illaali.


Waxaan rabaa Inaan kuula hadlo si saxiibtinimo. waayo saxiibadu waxay Isla wadaagaan waxayna dadka kale Isla wadaagin.

1: saaxiib Nolashu aad bay u yartahay ee la noolow xuska alle Inta Aad awoodid. (Dadaalkaaga)
2: Maalinkasta samee Hal ama Labo wax oo Nolashaada hormarinaya.
Wax la'aan wax yarbaa dhaanta.
3: La noolow Akhriska si aad u hesho khibrad aadan gaarin da'deeda.
4: U noolow sida aad rabto Maaha sida ay iyagu rabaaan. Adigu go'aami Waxaad samaynayso.
5: joooji raadinta dhamaystirnaanta
Waayo Majiro qof aduunkan waxkasta u dhamaystiran yihiin.
6: Noolow Maanta ma'aha Bari.


La noolow maanta. waxaan kawadaa
Ha sugin Bari bilow Waxa aad rabto inaad bilowdo. adigoo Ku bilaabaya waxa aad haysato. Maaha Waxa maqan.

7: Waxaa hubaal ah inaadan 100 sano Kadib aadan sii jiri doonin.
Haday saas tahay katag raad fiicin.

8: Dadku Waan hantiye baro. Waana halaag'e iska illaali. Waxaan ula jeeda
Adigu masuul Ka ahow dadka nolashaada Soo galaya.(dooro)

9:Isaga unbaa ku qancin kara. ee Isaga uun laxiriir waa mid deeqsiya.
Uma fiiriyiyo qofka sida uu eg yahay

Iyo Waxa uu haysto. kaliya waxa uu fiiriya qofka qalbigiisa. Majiro axad sifooyinkaa leh oo aan ahayn Rabbi Swt.

10: "talooyinka qaar Waa tacab"

Aqli ahaan Waad waynaatay Hadaad Intaa fahamto.

Waad Ku Mahadsan Tahay Akhriskaaga 

Waxaa diyaariya Yahye Mohameded



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...