26 Juune Waa Maalin U Gaar Ah Somaliland Pritish

0
Tuesday June 25, 2019 - 06:27:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    26 Juune Waa Maalin U Gaar Ah Somaliland Pritish

    Jamhuuriyadda curdinka ee somaliland muddadii sideed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamhuuriyadda curdinka ee somaliland muddadii sideed
  iyo labaatanka sanno oo ay dhidibada u taagnayad waxay qabsatay wax weyn numper wan u ah nabad buuxda oo ka jaan qaadda dhamaan dhulweynaha wixii la odhan jirey pritish somalilandtii,

somaliland waxay samaystay condition iyo nidaam system wax walba u dhanyihiin,taas oo kasoo baxday oo ka dhalaashay wadan ama madiqad hoy u ah collaado,dagaalo iyo rabshado aan dhamaad lahayn.


somaliland wax badan o o wanaagsan waa lagu amaani karaa,jamhuuriyada somaliland wax ay ahayd goobtii ay ka baraarugtay wadaniyiinti xilli ay afrikaanka badankoodu hurdeen,kuwaas oo labaataneeyo sanno duurka ugu jirey iska caabintii gummeystihii engriiska kuwaas magacooga dheerin ahaan jirey daraawiishta.

ka hor engriiska waxaba jirtay boqortooyaddii adal iyo dhulki saylac oo taariikh weyn ku duugantahay 

waxa mudan in la xuso geesiyaashii ay ka mid ahaayeen  xaaji aadan afqalooc sheikh bashiir faaarax oomaar iyo xertii iyagun hoggaminayay axsaabtii ka saxeexayay  gobonimaddii engriiska ee weyneyd  oo mr cigaal ugu budnaa taariikhda dheer oo ku duugan iyo lasoo noqoshadiiba waa mid quluubta ku weyn ee waxyar aamusa madax hoos u dhiga faatixada quraanka u mara geesiyaashi usoo halgamay dalka iyo diintaba 
hamse riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...