Siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland Oo Digniin Culus U Diray Madaxweyne Deni.

0
Sunday May 21, 2023 - 18:28:15 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 916
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland Oo Digniin Culus U Diray Madaxweyne Deni.

    "Madashan oo ay ku jiraan siyaasiyiinta mucaaradsan Deni ayaa ka digay gacan ka hadal kale"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madashan oo ay ku jiraan siyaasiyiinta mucaaradsan Deni ayaa ka digay gacan ka hadal kale"



Garoowe (HWN) Madasha siyaasada Puntland ayaa digniin culus u dirtay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni oo ay ku eedeeyeen inuu doonayo xukunka inuu ku dheereysto waddo sharci daro ah.

 

Madashan oo ay ku jiraan siyaasiyiinta mucaaradsan Deni ayaa ka digay gacan ka hadal kale oo ka dhasha wax ay ugu yeedheen damaca Deni ku doonayo doorasho afduuban sida ay hadalka u dhigeen.



No description available.
Loading...
Loading...