Siyaasi Cali Guray Oo Shacabka Waydiiyay Khudbadii CIRRO Iyo Khudbadii Muuse Ta Ku Haboonayd 18ka May.

0
Sunday May 21, 2023 - 14:49:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2062
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cali Guray Oo Shacabka Waydiiyay Khudbadii CIRRO Iyo Khudbadii Muuse Ta Ku Haboonayd 18ka May.

    "Adigu marka aad dhegaysto adiga oo LILAAHI AH, tee baad odhan lahayd"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Adigu marka aad dhegaysto adiga oo LILAAHI AH, tee baad odhan lahayd"

 



Hargaysa (HWN) Siyaasi Cali Guray ayaa shacabka Somaliland waydiiyay mida lagu tilmaami karo khdbadii 18ka May, labadii khudbadood ee ay kala jeediyeen Musharax Ciro iyo Muuse Biixi. "Hadii aad tahay muwaadin LILAAHI ah oo u danaynaya mustaqbalka Somaliland Ilaaha ku abuurtay baan kugu dhaariyay dhegayso khudbadihii 18 May ay kala jeediyeen  Muuse iyo Cabdiraxmaan. Adigu marka aad dhegaysto adiga oo LILAAHI AH, tee baad odhan lahayd waa Khudbad hogaamiye qaran? Hadda waa adiga iyo Allahaaga. "Mujaahid Cali Guray.

 

Shacabka Somaliland ee isticmaalaha baraha Bulshada ayaa ku tilmaamay khudbadii uu jeediyay Muuse Biixi mid aan ku haboonayn khudbad loojeediyo shacabka, iyadgoo sheegay inay  ahayd khudbad Canaana.


Loading...
Loading...