Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa dood ka yeeshay siyaasada arrimaha gudaha.

0
Sunday May 21, 2023 - 12:20:13 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 723
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa dood ka yeeshay siyaasada arrimaha gudaha.

    Waxa ay xuseen in wax la iska weydiiyo cidda masuulka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa ay xuseen in wax la iska weydiiyo cidda masuulka

May be an image of 8 people, dais and text

May be an image of 1 person
May be an image of 1 person
May be an image of 3 people and dais

Xildhibaanada qaar ayaa soojeediyay in mudanayaal ka tirsan golaha guurtida loo diro xaalada gobolka Sool, isla markaana wada hadal la furaan Garaadada gobolka Sool si xal loogu helo dagaalka daba dheeraday.

Geesta kale guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha ka codsaday ka hadalka xaalada degaanka Cali Saahid, in laga sugo guddidii dhawaan goluhu u saaray, waxgaradka labada dhinac iyo masuuliyiinta xukuumadda Somaliland ee magaalada Burco ujooga xalinta shaqaaqada beelaha walaalaha ah ee wada daga degaanka Cali Saahid ee Hawdka gobolka Togdheer.


Waxa kale oo ay xildhibaanadu soojeediyeen in loo yeedho masuuliyiinta laanta socdaalka, wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada iyo cidkasta oo ay khuseyso soogalootiga qaxoontiga boqolka kun kor udhaafay ee gudaha dalka ku sugan oo xaaladooda abni ay ka dayriyeen.

Waxa ay xuseen in wax la iska weydiiyo cidda masuulka ka ah wixii falal abnidarro ah ee gaystaan dadka aan dalka u dhalan, cidda wax laga weydiinayo.

May be an image of 1 person
May be an image of 1 person and text that says 'OF SOMALILAND ELDERS'
May be an image of 8 people, dais and text
May be an image of 1 person

Loading...
Loading...