Maraataynta Meeraysigiyo Sii Maldahidiina.

0
Saturday May 20, 2023 - 11:09:12 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraataynta Meeraysigiyo Sii Maldahidiina.

    Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],


Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],

Tu khaas ahana bahda H/W iyo akhristayaasha.


 Maraataynta meeraysigiyo,Sii maldahidiinan,

 Macnahiina maalmahan la garay,Mala awaalkina,



 Mudo dhaaf makekiga wadaan,Meelu soconwaaga,,

 Muranaan dhamaaniyo mashaqo,Talo marorkiina,


 Mashaqada dagaalad socdee,Meydkii tiro beelay,

 Maatida qaxdaa nagaga daran,Mawd kuwu dilaye,


 Midnimada la soo weerare,Maqantay Soolsheenu,

 Mataanuhu ninkay jebnyihiin,Moosan kari waaye,


 Madaxnima laguu doortaybad,Madhan ka joogtaa,

 Metelaad dadka doonayaa,Maamul ku hungoobay,


 Madaxaan shaqayn,Baad dirtaayon meeris tolahayn,

 Maal urursi mooye ma jiro,Maamul qaran leeyay,

 Magac ba;y dheh maantana,Markale segnay markii.

 

                   Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...