Baaqayga Waan Wadaya,Bushaaro Intay Xidhantay.

0
Saturday May 20, 2023 - 09:16:28 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 692
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaqayga Waan Wadaya,Bushaaro Intay Xidhantay.

    Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],



Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

 

 

Baadidoonistaydii Iyo Baadhitankii,Bulshadeenu May Garan,

 

Burudkiyo Karamada,Boqorkeenu Bixiye Beelo Qaari Qadten,



 

Bahdilaan Intii Kale,Baalaxofto Beeniyo Buuqii Habraa Tahay,

 

Baalka Loo Fidhaaye,Beelaheni Darafyada Badidod Dhaqaqen,


 

Baaba’y Distoorkii Burco Iyo Borame,Barqo Lagu Saxeedayee,

 

Bilaahi Logu Dhaarte,Bismilahi Nidhiye,Ku Dhamaday Borama,


 

Belaaya Ka Daba Timid,Habro Baaxad Sheegto,Booliga Ku Naxo,

 

Baaqi Aan Hanbaynayn,Iyaguna Isbixino,Burbursho Midnimadi,


 

Badidonkiba Xidhan,Busharaw Denbayso,Birtiay Ku Xidhantee,

 

Baqate Maad Isdhiibtan,Sida Baalaho Kale,Intoo Buuqa Daysan,


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...