Tacsi Ku Socota Ehelkii Uu Ka Baxay general Osman Maxamed Jeelle

0
Friday May 19, 2023 - 09:09:00 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Ku Socota Ehelkii Uu Ka Baxay general Osman Maxamed Jeelle

    Inaalilaahi wa inaa Ileyhi raajicuun,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilaahi wa inaa Ileyhi raajicuun,

 


Allaha u naxariisto general Osman Maxamed Jeelle oo ku geeriyooday dalka Australia maanta ooy bisha May tahay 18, 2023. Wuxuu ka mid ahaa Golihii Sare ee Kacaankii October. Xilal siyaasiya oo badana soo qabtay. Markii dambana ka mid ahaa ragii dilka lagu xukumay ee ay ka midka ahaayeen Ismail Ali Abukor iyo Omar Arte. 

 

Waxaan ka tacsiyadeynayaa marwadiisii Mushtaq Yusuf iyo dhamaanba qoyskiisii, reer Koosaar iyo ummadda Somaliyeedba. Marxuumka waxaa ka geeryootay Asha Koosaar AUN oo ay walaalo ahaayeen Mujaahid Abdiqaadir Koosaar, ka dibna waxaa xigsiisan ahaan loo siiyay  Mushtaaq oo ay Asho eedo u ahayd. Allaha u naxarristo.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...