Mareykanka Oo Cunaqabateyno Hor Leh Saaraya Ruushka

0
Friday May 19, 2023 - 08:58:09 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 476
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka Oo Cunaqabateyno Hor Leh Saaraya Ruushka

    "Washington ayaa sheegtay in tillaabooyinka cusub - oo ay ku jiraan in Rushka laga mamnuuco"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Washington ayaa sheegtay in tillaabooyinka cusub - oo ay ku jiraan in Rushka laga mamnuuco"



 

Maraykanka ayaa rajaynaya in cunaqabatayntooda cusub ee Ruushka - oo lagu wado in loogu dhawaaqo shirka kadhacaya Japan - ay ku qancin doonto wadamada kale ee G7 inay iyagana kordhiyaan cunaqabateynada ka dhanka ah Ruushka.

 

Washington ayaa sheegtay in tillaabooyinka cusub - oo ay ku jiraan in Rushka laga mamnuuco 70 hay'adood inay helaan waxyabaaha laga soo dhoofiyo Mareykanka iyo sidoo kale 300 oo kale oo cunaqabateyno cusub oo lagu soo rogaya shaqsiyaad ama hay'ado kale kuwaas oo looga dan leeyahay in lagu curyaamiyo dhaqaalaha Ruushka uu u adeegsanayo dagaalka Ukraine"

 

BBC


Loading...
Loading...