joogsan maayo inta taako ka mid ah dhulka Somaliland ay ku jiro Ciidanka SSC…" Muuse Biix

0
Thursday May 18, 2023 - 13:46:18 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2492
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    joogsan maayo inta taako ka mid ah dhulka Somaliland ay ku jiro Ciidanka SSC…" Muuse Biix

    Taasoo ay ka dhalatay maalintan loo dabaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taasoo ay ka dhalatay maalintan loo dabaal



Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in aanu joogsan doonin dagaalka ay Somaliland kula jirto Ciidanka SSC ku soo duulay gobolka Sool, ilaa inta taako ka mid dhulka Somaliland ay ku jiro SSC.


Madaxweyne Biixi, oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibadda dabaal-degga 18-ka May ee 32-guuradda la soo noqoshadda Somaliland.



Waxaanu madaxweynuhu ka sheekeeyay taariikhda ay Somaliland u soo martay helitaanka xornimadeedda laga soo bibaalo xiligii gumaysiga, midawgii Soomaalida Talyaanigu gumaysan jiray, iyo halgankii loo soo maray la soo noqoshadda xarnimadda Somaliland.


Taasoo ay ka dhalatay maalintan loo dabaal degayo maanta ee 18-ka May, kadib dagaal hubaysan oo qaatay muddo toban sanadood ku dhaw ku siman.


Muuse Biixi Cabdi, oo khudbadiisa dhinacyo badan kaga hadlay waxaa ugu muhiimsanaa waxyaabihii uu ku soo qaatay xaaladda cilaadeed ee ka taagan gobolka Sool, iyo cida ka danbaysa dagaalkaasi, oo fariin digniin ah u diray.

Loading...
Loading...