Weedh Nimaan Sugayni Miyuu Waran Cadaw Sugaa.

0
Thursday May 18, 2023 - 13:12:09 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 562
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weedh Nimaan Sugayni Miyuu Waran Cadaw Sugaa.

    Bismillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],



Tu khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

Weriye Iyo Duulkii Wax Qora,

Wadankay Wax U Sheegayan,



Warkooda Haddaanu Rabin,

Wajibad Qaran Laga Sugayn,


Wanjaladiyo Weerar Xadhig,

Waxyeeluun Kala Kulmaano,


Weynahoodun Bay Leeyahiin,

Wadkii Dililahaa Hortiisba,


Werwerun Bay Ku Noolyihin,

Weedhada Ninkaan Sugayni,


Waranka Cadaw Miyu Sugaa,

Weriyaal Iyo Wax Garadoow,


Wakhtigii Baynu Taaganahay,

Walwaal Ku Go’een Wadaamo,


Waanwaanta La Waayi Jirayo,

Wadhidu Ay Ahayd Wanaaga.



Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...