Siyaasiyiin Puntland Ah Oo Loo Jaray Warqadda Xidhitaanka

0
Wednesday May 17, 2023 - 18:31:48 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 867
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiyiin Puntland Ah Oo Loo Jaray Warqadda Xidhitaanka

    "Eedaysaneyaasha ayuu xeer ilaaliyihu ku eedeeyay in ay sameeyaan falal ay ka mid yihiin..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Eedaysaneyaasha ayuu xeer ilaaliyihu ku eedeeyay in ay sameeyaan falal ay ka mid yihiin..."


Xeer ilaaliyaha Guud ee Dawlad Goboleedka Puntland Axmed Yusuf Taaraan ayaa shaaciyay liiska "eedaysaneyaal loo haysto khal-khal gelinta amaanka Caasimadda Puntland".

 

Liiska oo ay ku jireen afarta magaca ee kala ah Khadar Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, Xasan shire cabdi abgaal, Maxamuud warsame faarax Shiddo, Maxamed jaamac faarax ayuu xeer ilaaliyo sheegay in uu maxkamadda u diray codsi ah in lasoo qabto eedaysaneyaasha kor ku xusan maxakmadduna ay ka aqbashay.

 

Eedaysaneyaasha ayuu xeer ilaaliyihu ku eedeeyay in ay sameeyaan falal ay ka mid yihiin in ay "ciidamao boolis ah weerareen," iyo kuw kale.


Loading...
Loading...