Wariye Bushaaro Baanday Oo Maxkamada Saaka Lahorgeeyay, Xabsigana Loodiray

0
Wednesday May 17, 2023 - 14:30:22 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Bushaaro Baanday Oo Maxkamada Saaka Lahorgeeyay, Xabsigana Loodiray

    "Muuse Biixi ayaa intii uu hayay xilka madaxwayne Nimo ay noqonaysaa mudadii Somaliland lagu xidho saxafiyiintii ubadnaa"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Muuse Biixi ayaa intii uu hayay xilka madaxwayne Nimo ay noqonaysaa mudadii Somaliland lagu xidho saxafiyiintii ubadnaa"


Hargeysa (HWN)  Saaka ayaa Saxafiyad Bushaaro Baanday la horkeenay maxkamadda oo u jartay todoba maalmood oo rumaan ah (Xabsi ku hayn).

 

Waxa lagu eedaynayaa warbixinada ay tebisay gaar ahaan kuwa khuseeya dagaalka Laascaanood, sida uu sheegay Garyaqaan Guuleed Dafac.

 

Muuse Biixi ayaa intii uu hayay xilka madaxwayne Nimo ay noqonaysaa mudadii Somaliland lagu xidho saxafiyiintii ubadnaa intii ay Somaliland jirtay.


Loading...
Loading...