Bushaar Baanday Reer Burcay Ahayde,Bari Iyo Galbeed,Beeshay Sii Ahayd,
Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
Ina Bandayey Reer Burcay Ahayde,
Bari Iyo Galbeed Bahded Sii Ahayd,
Baraq Jebinta Iyo Bahdilaada Baro,
Beryo Koobanon Bila Gaadhahayn,
Baalo Xooftadiyo Beenta Dhamaan,
Bisharoy Ha Baqan Waad Soo Bixiye,
Barti Baad Ka Wadi Baahinti Runto,
Bilad Geesiyo Baal Dahaba Xidhan,
Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...