Waa maxay iska adkaantu (Self deceipline)
Inaan guuleystay waxan ku dareemi karaa inaan naftayda ka adkaaday kahor intaan ba guleysan.
Inaan noqdey qof guul darestay iyadaduna waxa cadeyn u ah inaan naftayda ka adkeyn.
Natiijada nafta oo aan ka adkaaday
1-Waxan ka xoroobey dadki aan ii bahneyn
Misana aan daba socon jiray ayagon wax faaido toona aan ka heli jirin.
2-Waxan fahmay waxa jirkayga, qalbigeyga, makaxdeyda iyo dhaman xubin walba ay ubaahan yahiin oo ah Alle, Salaada, Quranka, dhageysiga wacdiga, dhageysiga xikmadaha qalbiga lahadlaaya iyo la saaxiibka Kan ugu Awooda badan dunida.
3-Waxa qalbiga dila iyo waxa noolaya iyaguna Wan fahmay ;
Waxa qalbiga dila ee an fahmay✔
️
1-daawashada (pornX)
2-samaynta S**gada
3-Qosolka Faraha badan
4-damcida dumar walba
5-ka fikirka g**lmada Mar walba
6-caayda waalid ka.
7-hadalka aan macnaha laheyn
8-kalsooni La'aanta
9-jiifka ama nasiinada badan
10-caasi walideynimo
Halkan laguma soo koobi Kara waxa qalbiga
Qofka dila ama hoos udhigq.
Hadana waxan Raba inan kuu sheego waxa qalbiga qofka nooleya ee an fahmay
Waxa qalbiga nooleya ee an fahmay ✔
️
1-5ta saladod iyo kushuucooda
2-tasbiixda oo la badiyo
3-soon ka isbuciba Mar ama labo
4-Dhageysiga wacdiga
5-inadan dawan porn
6-nasiinada kaliya markad daasho
7-ka fikirka waxa wanagsan
8-Lasocodka dadka faaidada leh
9-waalidka ood baari unoqoto
10-ixtiraamka dumarka
Intan way kabadan yahiin waxana laga yaba inaan ka tagay wax yaabo badan oo qalbiga qofka nooleya kuwaso maskaxdaada ku jira
Hadaba kuwasna Nala wadaag .
Ugu dambeyn waxan ku dhihi lahaa ku raaxeyso noloshada ✔️
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!