Ma Dhabaa In Muuse Biixi Xalay Socdaal Dhuumasho Ah Ku Tagay Burco?

0
Tuesday May 16, 2023 - 09:19:39 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Dhabaa In Muuse Biixi Xalay Socdaal Dhuumasho Ah Ku Tagay Burco?

    "Macada ujeedada Safarka Muuse Biixi, weli xukuumada Somaliland-na kamay hadal"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Macada ujeedada Safarka Muuse Biixi, weli xukuumada Somaliland-na kamay hadal"

 



Hargaysa (HWN) Muuse Biixi ayaa la sheegay in uu xalay socdaal qarsoodiya ku tagay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer oo uu deegaan halkaasi ku yaala uu shalay dagaal ku dhexmaray laba beeleed oo duleedka Burco wada dega.

 

Macada ujeedada Safarka Muuse Biixi, weli xukuumada Somaliland-na kamay hadal ujeedada safarkaasi qarsoodiga ah.

 

No description available.


 

Loading...
Loading...