Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Hay'adda Mareeynta Musiibooyinka oo gaaray Magaalada Baladweyne

0
Sunday May 14, 2023 - 09:27:42 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Hay'adda Mareeynta Musiibooyinka oo gaaray Magaalada Baladweyne

    Guddoomiyaha Hay'adda Maareeynta Muusiibooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Hay'adda Maareeynta Muusiibooyinka



Wafdi uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Saakay gaaray Magaalada Baladweyn oo uu ku fatahay Wabiga Shabeelle.


 

Wasiiro iyo Masuliyiin kale ayaa ku soo dhaweyey wafdigaan Garoonka diyaradaha, waxaana intaas kadib uu kulan la qaatay madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo ay kawada hadleen xaalada cakiran ee ka jirta Baladweyne.



 

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Muusiibooyinka Maxamuud Macalim & Wafdiga uu Hogaminyo ayaa u kuur galay xaalada xaafado ka tirsan Magaalada Beledweyne oo uu ku fatahay Wabiga Shabeelle.


 

Guddoomiyaha oo ay wehliyaan Wasiiro, Maamulka Degmada Baladweyne Saraakil ciidan ayaa socod ku maray buundada Nuur Xawaad iyo qeybo kamid ah xaafadaha Magaalada oo biyaha qaadeen iyo goobaha dadka u barakaceen.

Loading...
Loading...