Waxaan aad ugu ficanahey. Sidda loo keydiyo xogta dhukmentiyadda ama qoraalka iyo soyaalka Taariikhdda qofeed ama dowladeed.

0
Saturday May 13, 2023 - 10:53:58 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 731
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan aad ugu ficanahey. Sidda loo keydiyo xogta dhukmentiyadda ama qoraalka iyo soyaalka Taariikhdda qofeed ama dowladeed.

    Dhalinyaradda waxaan kula talinayaa ilaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyaradda waxaan kula talinayaa ilaaliya



Passporadani waa laba mida kuwaan lahaa, midd waa kaan jamacadda ku dhigan jirey ee ardeynimadii.

 

Midna waa kii Dowladda Somaliland ii sameysey. Markaan Wasaradda Arimaha Dibadda Shaqadaa ka bilaabey Xukumadii UDUB.


 

Waxaan hayaa CD-yo xogbadani ka buuxdo iyo waraaqo ku saabsan Taariikhda Siyaasadda dalkeena ilaa 2004 ah iyo kuwa aniga u gaara. Shaqooyinkeygii iyo nolosheyddii ardeynimo.



 

Mar baan idinla wadaagi waxii aan isleeyahey waayo aragnimo ayay dhalinyaradda u noqon doonaan mustaqbalka fog.

No description available.
No description available.
No description available.
No description available.


 

Dhalinyaradda waxaan kula talinayaa ilaaliya oo sameystaan keydka sooyaalka nololeed.

 

Hadaad shaqo yaraan ku bilowdeyna weeleya sooyaalka khibrada shaqo iyo maalmo xus mudan oo ku saabsan noloshiina.


 

Waayo Taariikhddu waa Makhraatidda fog aan la dafiri karin markey dhukmentiyo noqoto.


 

Anigu Wasaradda Arimaha Dibadda ee Somaliland waxaan ku biirey. Anoo 26 jir ah. Markaa Dhukmentiyo badan oo aan ururiyey oo ku saabsan soyaal Taariikhda waagaas xukumadii UDUB ayaan hayaa.


 

Waxa ka midda CD-yadda, Journaladii waagaas waddanka ka soo baxi jirey iyo waraaqo Madaxweyne Dahir Rayaale qorey ama Wasiiro qoreen, kuna saabsan wasaradda Arimaha Dibadda iyo guud ahaan Xukumadii UDUB iyo Xisbigii UDUB.


 

Dhamaantood waxey muujinayaan dhismaha dalkeenu halkuu soo marey iyo sidda Xukumadda UDUB u aheyd Bahweyn aan qabyaaladd lagu tuhmeyn.


 

Xisbiga waxa joogey oo qani ku ahaa dhinaca qoraalka #Rashiid_Xaaji_Abdullahi oo hadda Hargeisa idinla jooga iyo #AHN_Mohamed_Ismail_Bulaale waxa wehelinayey. Rag badan oo kale oo anan qoraalkan ku soo koobin karin.


 

Markaa intii aan Somaliland ka soo gaadhey siyaasadeeda waan idinla wadaagi iyagoo dhukmentiyo wadata iyo xisbinimaddu wagaas sidey aheyd.


 

Dhibacaha Soyaalka Taariikhda


Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...