Maxakamadda ugu sarreysa ee Pakistan oo go'aan ka soo saartay xadhiga Cimraan Khan

0
Friday May 12, 2023 - 09:46:05 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Maxakamadda ugu sarreysa ee Pakistan oo go'aan ka soo saartay xadhiga Cimraan Khan

    "Xadhigga Talaadadii ayaa kor u qaaday xiisadda ka dhaxaysa isaga iyo milatariga dalkaas"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xadhigga Talaadadii ayaa kor u qaaday xiisadda ka dhaxaysa isaga iyo milatariga dalkaas"

 


 


 

Maxakamadda ugu sareysa dalka Pakistaan ayaa go’aamisay in xariggii la xariiray edeymaha musuquqmaasuqa ee toddobaadkan lagula kacay Raysalwasaarihii hore ee pakistaan uu ahaa mid sharcoi darro ah.

 

Maxkamadda ayaa amartay in si degdeg ah loos ii daayo.

 

Qareennadiisa ayaa ku dooday in waxa ay maxakamadda Islamabad u cuskatay xarigiisa ay ahaayeen kuwa aan sharci ahayn.

 

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay 2,000 oo kalena way ku dhaawacmeen dibadbaxyo rabshada wata oo dalka ka dhacayey tan iyo intii la hayey.

 

Xarigga Talaadadii ayaa kor u qaaday xiisadda ka dhaxaysa isaga iyo milatariga dalkaas.


Loading...
Loading...