SAWIRO Ciidan Ka Soo Goostey Mahad Canbeesha oo Gaaray Laascaanood

0
Thursday May 11, 2023 - 13:25:16 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO Ciidan Ka Soo Goostey Mahad Canbeesha oo Gaaray Laascaanood

    Ciidamadan Ayaa Waxaa Soo Dhaweeyay Gaaraadada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamadan Ayaa Waxaa Soo Dhaweeyay Gaaraadada


May be an image of 8 people, jeep and text


Wararka Inaga Soo Gaaraya Magaalada Laas-Caanood Ee Waqooyiga Soomaaliya,Ayaa Sheegaya In Maanta Halkaasi Ay Gareen Ciidamo Ka Soo Goostay Mahad Canbaashe Oo Kamid Ah Saraakiisha Ciidanka Somaliland.


Ciidamadan Ayaa Waxaa Soo Dhaweeyay Gaaraadada Iyo Waxgaradka SSC, Waxaana Ciidamada La Sheegay In Ay Codsadeen In La Cafiyo,Isla Markaana Ay Diyaar U Yihiin In Ay Garab Istagaan Shacabka Xaq-Udirarka Ee Goboladda Sool,Sanaag Iyo Ceyn.

May be an image of 5 people, car and text
May be an image of 4 people
May be an image of 7 people

Loading...
Loading...