Lacgtan miyay lumisay awoodeeda?

0
Thursday May 11, 2023 - 11:27:19 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lacgtan miyay lumisay awoodeeda?

    Taaso Ka dhigan inu dollar-ku waayi karo quwadisa dhaqaale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taaso Ka dhigan inu dollar-ku waayi karo quwadisa dhaqaale



Lacagta Dollar-ka marykanka Aaya samaysay dib uu dhici ugu wayna muddo 25 sanadood lacgta ugu wayn ee wax isdhaafsiga dunida


Lacgtan miyay lumisay awoodeeda?

Warbixinno ayaa muujinaya in dalabka dollar-ku dib uu dhacay sida uu sheegay Sanduuqa Lacagta Adduunku

Waxa hoos uu dhacay kaydka dollar-ka ee bangiyadda dhexe dawladaha aduunka hoos uu dhac rikoor ah 59% boqolkiiba

Taaso Ka dhigan inu dollar-ku waayi karo quwadisa dhaqaale

Maxa sababay!



Dalal badan ayaa raadinaya

Si looga fogaaddo hagar daamooyinka dollarka kadib hawl galki military ee Ukraine sababto ah dollar-ka oo ay ka cabsanayan in hub ahan loo adeegsado iyo sido kale cunaqabaynta ay is dhaafsadeen Ruushka iyo marykanku sabab ? Sido kale tartanka dhaqaale ee Ka dhaxeeya shiinaha iyo marykanka taas oo ay ka shakiyeen dawladahu in lacgta dollar-ku ilaalin doono xasilloonidiisa muddo dheer


Dawlado badan ayaa raadsaday badalka dollar-ka lacag Ka xasilooni badan mida marykanka sida lacgta shiinaha yuan


Hadda wali dollar ayaa ah lacgta ugu saraysa dunida 90% dollar-ku ayaa lagu kala badasha sarifka lacagaha sido kale 100% waxa lagu kala iibasda shidaalka dunida


Balse dawladaha ku midoobay BRICS ayaa ku dhawaqay inay samaysan doonan lacag Cusub lacagtan aayay khuburda dhaqaalahu uu arkan ixtimaal wayn inay mesha ka saari doonto haybadda dollar-ka oo ay noqon doonto mustqbalka kaydka lacgata bangiyadda dhexe dawladaha aduunka


Lacgtan oo marykanka Ka dhigtay Dalka ugu awooda badan dhaqaale ahan milatray ahan iyo siyaasada Arimaha dibadda ma waayi doona sanadahn soo soocda booskiisa?

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...