Dalku basbaado u baahan yahey.

0
Thursday May 11, 2023 - 10:36:37 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 539
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalku basbaado u baahan yahey.

    Muuse waxu wadaa inuu dalka gabigiisaba ka dhigo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse waxu wadaa inuu dalka gabigiisaba ka dhigo

Madaxweyne Doorasho ururo Xeer uma heyno. Kaadhadhka diwaan galinta Markaanu qeybino. Doorashadda Dastuurka ku qorani waa taada.


Ina biixi. Xeerka komishanka waxu rabaa inuu ka dhigo sidda Komishanka Aids-Ka. Gudoomiye Awood leh iyo Agaasime Guud. Xubanaha kale oo dhami waxey noqonayaan xubin sharafeed aan awood laheyn oo guno iska qaata.



Sidaas daradeed Xubnaha Asxaabta qaranku soo magacaabeysa markaa waxey minco yeelaneyna ma jirto. Waayo waxa markii hore sidan loogu soo dhisey in dhexdhexaad nimadoodda la xoojiyo.


Sidaas daradeed xubnaha Komishanku iney xeerka aqbalaan maaha. Baarlamankuna waa inuu diida. Waayo hadii sidaas hirgasho komishanku waxu noqonaya (Darafu-Dowle)


Waxa lagu badbaadin karaa in iyaguna diidan iney aqbalaan in Gud iyo Agasimaha Guud awoodda yeeshaan. Baarlamankuna diido.


Muuse waxu wadaa inuu dalka gabigiisaba ka dhigo shaadhkiisa wax aan dhaafsaneyn. Mustaqabalka dalkana ku rido godmaddow.


Hadeerba sumcadii qaranka dhaawac weyn baa soo gaadhey intuu xilka hayay oo ku saabsan khilaafka doorashadda Madaxtooyadda iyo dagaalka laascaanood.


Dalku basbaado u baahan yahey.


Hon-Envoy Abdirizak Diinaari
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...